Home » Horyaalada » Bundesliga » Maxaa Ka Ogtahay Kooxaha Ugu Badan Oo Ay Xidigahooda Koobka Aduunka Ku Guuleestay Iyo Juve Oo Kaalinta 1-Aad Ku Jirto

Maxaa Ka Ogtahay Kooxaha Ugu Badan Oo Ay Xidigahooda Koobka Aduunka Ku Guuleestay Iyo Juve Oo Kaalinta 1-Aad Ku Jirto


hublot-partner-juventus-fc-win-serie-a-title-for-second-successive-season-1-01


Sheekada koobka aduunka ma ahan mid dhamaaneyso maalin walbana xog xiiso badan ayaa daaha laga rogaa anagana waxaan u taaganahay inaan idin la wadaagno sidaa darteed maanta waxaa shaaca laga qaaday kooxaha xidigahii ugu badnaa koobka aduunka usoo direen hadana ku guuleesteen, tan iyo markii koobka aduunka la bilaabay kooxda Juventus ayaa noqotay naadigii ugu badneed oo ay xidigaheeda koobka aduunka u guuleestaan waxaana si rasmi ah loo sheegay in Juve 24-cayaaryahan oo kooxdan usoo cayareen inay koobka aduunka ku guuleesteen weliba 22-ka mid ah Talyaaniga ayay la qaadeen koobka aduunka halka 2-kalena ay France la qaadeen sanadii 1998 waana Zidane iyo Dechamps! kooxda labaad ee kusoo xigto Inter Milan ayaa noqotay iyadana taariikh ahaan 20-cayaaryahan oo kooxdan usoo cayaareen ayaa koobka aduunka hanteen cayaaryahankii ugu dambeeyay waa Marco Materrazi oo xulka Italy sanadi 2006 kula guuleestay.

Hadaba hoos kaga bogo sheekadan xiisaha badan iyo sida kooxaha caalamka ay ugu kala badan yihii qaabka ay xidigaha ay koobka aduunka usoo direen ugu guuleesteen:

Naadi Tirada cayaartooda koobka aduunka ku guuleesteen
Juventus 24
Inter Milan 20
Bayern Munich 16
AS Roma 16
Santos FC 15
Penarol 14
Nacional 13
Botafogo 11
Sao Paolo 11
Barcelona 10
AC Milan 10
Cologne 9
Palmeiras 9
Real Madrid 9
Corinthians 8
Fiorentina 8
River Plate 8

F.G: kooxaha reer England naadiga Liverpool ayaa usoo dirtay xidigahii ugu badnaa ee ebid koobka aduunka ku guuleestaan waxayna kala yihiin: 3-cayaaryahan oo England ka tirsanaayeen sanadii 1966 iyo labo cayaaryahan oo Spain ka tirsanaayeen sanadii 2010 waana Fernando Torres iyo Pep Riena.

Sidoo Kale Hoos kaga bogo Liiskan oo dhameestiran Iyo sida xulalka koobka aduunka ku guuleesteen cayaartooydii mataleesay kooxihii ay ka socdeen:

Uruguay 1930 – Nacional 8, Penarol 5, Bella Vista 3, Montevideo Wanderers 2, Olimpia 1, Rampla Juniors 1, Miramar Misones 1, Racing Club 1.

Italy 1934 – Juventus 9, Inter 4, Roma 3, Bologna 2, Milan 1, Napoli 1, Lazio 1, Fiorentina 1.

Italy 1938 – Inter 5, Roma 4, Bologna 3, Triestina 3, Juventus 2, Genoa 2, Pisa 1, Lucchese 1, Lazio 1.

Uruguay 1950 – Penarol 9, Nacional 5, Cerro 3, Central 2, Danubio 2, Rampla Juniors 1.

West Germany 1954 – Kaiserslautern 5, Hamburg 2, SpVgg Furth 2, Koln 2, Bayern Munich 1, Fortuna Dusseldorf 1, Hessen Kassel 1, Rot-Weiss Essen 1, Nuremberg 1, Schalke 1, FSV Frankfurt 1, Eintracht Frankfurt 1, Augsberg 1, Borussia Dortmund 1, Pirmasens 1.

Brazil 1958 – Flamengo 4, Botafogo 3, Sao Paulo 3, Santos 3, Vasco da Gama 3, Corinthians 2, Fluminese 1, Portuguesa 1, Bangu 1, Palmeiras 1.

Brazil 1962 – Santos 7, Botafogo 5, Fluminese 3, Palmeiras 3, Sao Paulo 2, Bangu 1, Portuguesa 1.

England 1966 – Liverpool 3, Manchester United 3, West Ham 3, Blackpool 2, Leeds 2, Arsenal 1, Chelsea 1, Everton 1, Fulham 1, Leicester 1, Sheffield Wednesday 1, Southampton 1, Tottenham 1, Wolves 1.

Brazil 1970 – Santos 5, Botafogo 3, Cruzeiro 3, Corinthians 2, Fluminese 2, Palmeiras 2, Atletico Mineiro 2, Flamengo 1, Gremio 1, Portuguesa 1.

West Germany 1974 – Bayern Munich 7, Borussia Monchengladbach 5, Koln 3, Eintracht Frankfurt 2, Schalke 2, Fortuna Dusseldorf 1, Real Madrid 1, Werder Bremen 1.

Argentina 1978 – River Plate 5, Independiente 4, Huracan 3, Talleres de Cordoba 3, San Lorenzo 2, Racing Club 2, Newell’s Old Boys 1, Valencia 1, Unattached 1.

Italy 1982 – Juventus 6, Inter 5, Fiorentina 5, Milan 2, Cagliari 1, Roma 1, Torino 1, Udinese 1.

Argentina 1986 – Independiente 3, River Plate 3, Boca Juniors 2, Argentinos Juniors 2, Newell’s Old Boys 1, Atletico Nacional 1, Estudiantes 1, Ferrel Carril Oeste 1, Fiorentina 1, Napoli 1, Nantes 1, Real Madrid 1, Lecce 1, Elche 1, America 1, Velez Sarsfield 1.

Germany 1990 – Bayern Munich 6, Koln 4, Inter 3, Borussia Dortmund 2, Werder Bremen 2, Roma 2, Eintracht Frankfurt 1, Nuremberg 1, Stuttgart 1.

Brazil 1994 – Sao Paolo 3, Deportivo la Coruna 2, Palmeiras 2, Barcelona 1, Bayer Leverkusen 1, Bayern Munich 1, Bordeaux 1, Corinthians 1, Cruzeiro 1, Flamengo 1, Fluminese 1, Kashima Antlers 1, Paris Saint Germain 1, Reggiana 1, Roma 1, Shimuzu S-Pulse 1, Stuttgart 1, Vasco da Gama 1.

France 1998 – Auxerre 3, Monaco 3, Arsenal 2, Juventus 2, Marseille 2, Bayern Munich 1, Chelsea 1, Inter 1, Metz 1, Milan 1, Paris Saint Germain 1, Parma 1, Real Madrid 1, Roma 1, Sampdoria 1.

Brazil 2002 – Corinthians 3, Sao Paolo 3, Gremio 2, Atletico Mineiro 1, Atletico Paranaese 1, Barcelona 1, Bayer Leverkusen 1, Cruzeiro 1, Flamengo 1, Lyon 1, Inter 1, Milan 1, Palmeiras 1, Paris Saint Germain 1, Parma 1, Real Betis 1, Real Madrid 1, Roma 1.

Italy 2006 – Juventus 5, Milan 5, Palermo 4, Roma 3, Lazio 2, Fiorentina 1, Inter 1, Lazio 1, Livorno 1, Udinese 1.

Spain 2010 – Barcelona 8, Real Madrid 5, Valencia 3, Athletic Bilbao 2, Liverpool 2, Arsenal 1, Sevilla 1, Villarreal 1.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close