Home » Latin America » Masraxa Koobka Aduunka: 7-Natiijo Oo Ilaa Haatan Qalbiga Dadka Koobka Aduunka Jecel Ka Go’in!

Masraxa Koobka Aduunka: 7-Natiijo Oo Ilaa Haatan Qalbiga Dadka Koobka Aduunka Jecel Ka Go’in!


4-sano mar ayaa la qabtaa dhacdada Sports ee aduunka ugu xiisaha badan waxaana ka qayb galaan xidigha kubada cagta ugu caansan sidoo kalena dunida oo idil ayaa laga wada dawaadaa waxaan dhawaan dalka Brazil ka bilaaban doono FIFA 2014 World Cup oo ay ku hardami doonaan 32-dal hadaba maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa taariikh ahaan dhacdooyinkii la xariireen tartamadii horey loo soo qabtay laga soo bilaabo 19930 ilaa 2010, maantana waxaan idiin heynaa 10-kulan oo natiijadii kasoo baxday noqotay mid taariikhda koobka aduunka lagu qoro, dabcan natiijooyinkan waxay ku noqdeen kuwo xiiso badan madaama ay guusha qaateen xulalkii la islahaa markaas waa laa badinaa.

Sidaa darteed waxaa jiraan 10-kulan oo FIFA World Cup cayaarihii horey usoo maray si gaar ah looga xuso waayo kulamadan natiijooyin aan la fileyn ayaa kasoo baxeen, ama kaag iyo fajac ayay abuureen natiijooyinkaan, fadlan hoos kaga bogo 10-kii kulan ee taariikh ahaan koobka aduunka natiijo lala yaabay kasoo baxeen:

Iran 2-1 USA – 1998 World Cup

West Germany 3-2 Hungary – 1954 World Cup:

South Korea 2-1 Italy – 2002 World Cup

Algeria 2-1 West Germany – 1982 World Cup

Colombia 1-2 USA – 1994 World Cup.

cameroon vs argentina 1990 world cup

Cameroon 1-0 Argentina – 1990 World Cup

Senegal vs France 2002 world cup

Senegal 1-0 France – 2002 World cup


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Masraxa Koobka Aduunka: 7-Natiijo Oo Ilaa Haatan Qalbiga Dadka Koobka Aduunka Jecel Ka Go’in!

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 18, 2014 at 10:47 AM

    Waa kulama aan kala liidan senigal iyo France ayaa igula xiiso badan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close