Home » Horyaalada » La liga » Marouane Felllaini: “ Ronaldo Wuu Ka Qoomameyn Doonaa Heshiiska Uu Real U Saxiixay

Marouane Felllaini: “ Ronaldo Wuu Ka Qoomameyn Doonaa Heshiiska Uu Real U Saxiixay


article-0-1BE21C5A000005DC-947_634x426

Fellaini ayaa Kooxdiisa Manchester United uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ugu Xaqiijiyeen inuu kasoo tago Everton kuna Soo biiro United Isagoo C. Ronaldo u sheegay inuu ka Shanleyn doono Jaaniska uu iska Khasaariyey Maadaama United ay usoo bandhigtay dalab ah inuu mar kale Old Traford Yimaado.

Fellaini ayaa sheegay inuu aad u jeclaan lahaa inuu Arko Ronaldo iyo Febregas oo ka garab cayaarayo, wuxuuna yiri: “ Nolosha Manchester United taalo waa mid wanaagsan waana ku faraxsanahay Laakiin waxaan La yaabanahay Jaaniska uu Ronaldo iska Khasaariyey Maadaama Maadama United ay Dalab usoo dirtay”.

Ronaldo ayaa Dhawaan Kooxdiisa Real u Hibeeyey Mustaqbalkiisa maadaama uu qalinka u duugay heshiis waqti dheer halka Febrigas uu si cad u sheegay inuu sii joogi doono Barcelona.

 

Felliani ayaa Jaanis u helay In Manchester United ay qaadato Daqiiqadihii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga isagoo jeclaa mar walba inuu Macalinkiisii hore ee Moyes uu hoo tago.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close