Home » Horyaalada » Bundesliga » Marco Reus iyo hantida uu leeyahay maxaa kala soctaa (+Sawiro)

Marco Reus iyo hantida uu leeyahay maxaa kala soctaa (+Sawiro)


Reus

Waa markale iyo barnaamijkeenii aan uga hadleenay xidigaha aduunka ugu caansan iyo hantida ay heestan sidaa darteed maantana waxaa miiska inoo saaray weeraryahanka xulka Jarmalka iyonaadiga B. Dortmund Maro Resu madaama mid ka mid aqristayaasheena sharafta leh uu naga soo codsaday sidaa darteed waxaan marwalbo u taaganahay inaan baahidiina Sports qancino ilaa xad:

marco-reus with puma

Magaca: Maro Reus

Da’da: 24-sano

Reus hantida saafiga ah ee uu heesto: €45m

Daqliga xeysiinta kasoo galo: €5m

Mushaar/Guno: €7m

Qiimaha uu suuqa Yurub ka joogo: €45m:

Shirkadaha uu xayeysiinta u sameeyo: Puma

Cayaarta uu xiiseeyo: Table Tennis

Heesaaga uu jecel yahay – Justin Bieber

Film-ka uu ugu daawasho badan yahay – Hangover 2

Reus 11

Qandaraaska uu shirkada Puma kula jiro: Marco Reus wuxuu ka mid yahay shiqsiyaadka ugu caansan dalka Jarmalka sidoo kalena suuq geynta looga dambeeyo sidaa darteed shirakada Puma ayuu lacago marka uu garoonka ku jiro iyo marka uu goobaha bulshada joogo inta badan Reus Puma ayuu xayeysiiyaa wuxuuna ka mid yahay 4-ka xidig ee lambaradooda sida joogtada ah loo iibsado gaar ahaan lambarka 11-aad oo ay wadaagaan xidigaha kala ah Neymar, Mesut Ozil iyo Grathe Bale oo dhamaantood iyagana lambar 11-aad ku cayaaraan suuqa Yurub-na si joogto ah looga iibsado maaliyadooda.

Reus car 2

Marco Reus guryaha iyo gaadiidka uu leeyahay:

Xidigan dhalinta yar wuxuu ka mid yahay ragga ugu taajirsan dalka Jarmalka gaar ahaan kuwa kubada cagta cayaaraan wuxuuna leeyahay hanta farabadan inkastoo uu aad u dhalin yar yahay gaadiid raaxada iyo guryo farabadan ayuu leeyahay. Guriga Reus uu ku leeyahay magaalada Dortmund ayaa lagu qiimeeyay €7.5m. hadaba hoos ka bogo guriga iyo gaadiidka uu xidigan leeyahay muuqaalkooda:

Rues house real Reus car


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Marco Reus iyo hantida uu leeyahay maxaa kala soctaa (+Sawiro)

  1. van zank Reply

    September 25, 2013 at 8:14 PM

    soo qora Bastian Schweinsteiger thnx.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close