Home » Maxaa Cusub » Manchester United Oo Shaacisay Qiimaaha Ay Isaga iibinayso Marouane Fellaini. 

Manchester United Oo Shaacisay Qiimaaha Ay Isaga iibinayso Marouane Fellaini. 


fa

Kooxda united ka ayaa laga soo warinayaa in ay is ka iibin doonto xidiga xaqdka dhexe kaga ciyaara ee Marouane Fellaini   kaas oo kaga yimid kooxda evertoon Xagaagii hore.

Xidigaan udhashay dalka Ayaa Belgium ayaa waxa uu ahaa dooqa koowaad ee macalinkii shaqada  la ga eryay ee  David Moyes kaa oo kulasoo wareegay qiimo  £27m,  sanadkii la soo dhaafay.

Ugu dambayntii man united ayaa shaacisay in ay iska iibinayso

Fellaini ayaa saftay 19 kulan oo Premier League xilli ciyaareedkii hore.

Waxaana lasoo sheegayaa in uusan ahayn dooqa macalinka cusub Louis van Gaal Sida laga soo xigtay The Times,

Waxaana Marouane Fellaini  ay ku xaraashi doontaan  lacag dhan £ 15m waa hadii ay suuq u hesho .

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close