manchester united ayaa doonaysa sooxerogalinta xidiga khadka dhexe kagacayaara kooxda kadhisay horyaalka italy ee Ac milan sida wararku ay sheegayaan
Tabaraha cusub ee kooxda lagu naynaaso shayaadiinta cascas ( red Devils ) louis van Gaal ayaab ayaa aaminsan in uu daboolikaro baahida khadka dhexe ee haysata kooxdiisa cusub ee united ka
29 jirkaan heerka caalami ayaa waxa lafilayaa in uu usoo dhaqaaqo garoonka old trafford xagaaga soo aadan .
van Gaal ayaa usheegay gudoomiye kuxigeenka naadiga Ed wooodward in ay ugutalagalaan saxiixa kubad sameeyihii hore man city Nigel de Jong
De Jong ayaaka soomuuqday 42 intii uu joogay Milan dhamaan kulamadii xagaagii lasoo dhaafay isagoona dhaliyay , 2 gool oo kaliya .