Macalin Luis Van Gaal iyo kooxdiisa Man United waa naadiga indhaha lagu wada haayo Premiership-ka England xili cayaareedka nagu soo fool leh madaama kooxdan dib u dhis xoogan lagu sameyn doono sidoo kalena macalin qabiir ah uu la wareegay sidaa darteed waxay United shaaca ka qaaday kulamada saaxiibtinimo oo ay xili cayaareedka cusub ugu diyaar garoobi doonto, kooxdan faca weyn kuna cayaarto garoonka Old Trafford waxay ku guuleesatay Premiership-ka England 13-jeer 21-sano ee ugu dambeesay sidaa darteed Man United hadafkeeda wuxuu yahay xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday hoos u dhacii ku habsaday inay kasoo kabtaan, hadaba hoos kaga bogo kulamada tijaabada ah ee United cayaari doonto ka hor inta uusan horyaalka England bilaabanin:
La Galaxy v Manchester United – 23rd July
Roma v Manchester United – 26th July
Inter Milan v Manchester United – 29th July
Real Madrid v Manchester United – 2nd August
4 August: Man United kulan ayaa qursheesan balse weli lama shaacin kooxda ay la cayaari doono.
Profile