Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingiriiska Manchester City ayaa shaacisay maaliyadaha ay martida ku ciyaareyso xili ciyaareedka soo aadan 2014/2015.
Manuel Pellegrini ayaa xili ciyaareedkii ugu horeeyay ee kooxda Sky Blue u qaaday horyaalka Premier League wuxuuna diyaar u yahay inu dagaal kale galo xili ciyaareedka soo aadn.
Maaliyadaan cusub ayaa wax badan ka gadisan midii sanadii hore waxaana lagu saa’idiyay garbaha funaanada oo laha dhigay madow.
Manchester City ayaa xili ciyaareedkeeda cusub bilaabi doonto kulanka ay Community Shield wajahayaan Arsenal ka hor inta aysan kulankeeda ugu horeeya horyaalka la ciyaarin Newcastle United August 16.
Profile