Home » Europe » Europe League » Manchester City Oo Lacagihii Ugu Badnaa Ebid Lagu Iibsado Daafac Ku Dooneysa Luke Shaw

Manchester City Oo Lacagihii Ugu Badnaa Ebid Lagu Iibsado Daafac Ku Dooneysa Luke Shaw


luke-shaw-southampton-saints-premier-league_3036098

Manchester City ayaa ku warantay in Luke Shaw ay ka dhigi doonto daafaca aduunka ugu qaalisan hadii Southampton ay aqbasho dalabka kooxda Sheikh Mansuur.

Luke Shaw ayaa indhaha ku haaya inuu booska England ka badalo Ashley Cole sidoo kalana uu koobab ku guuleysto waana 18-jir mustaqbal wanaagsan ku leh kubada cagta.

Sida ay ogaatay Daily Mail Man City ayaa kula dagalami doonta saxiixa xidigaan Chelsea iyo United inkastoo ay ka kaash badan tahay waxeyna dooneysaa iney kusoo iibsato £30 Million wuxuuna noqon doonaa daaficii ugu qaalisanaa dunida.

Xidiga garabka uga ciyaara Barcelona Dani Alves ayaa haatan ah daafaca ugu qaalisan Dunida kaas oo sanadii 2008 kusoo biiray Barcelona £29.5 Million ayuuna ku yimid Camp Nou.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close