Home » Maxaa Cusub » Man City Oo Daafaca Ugu Muhiimsan Arsenal Wadahadal La Furi Doonta Kadib Finalka FA Cupka

Man City Oo Daafaca Ugu Muhiimsan Arsenal Wadahadal La Furi Doonta Kadib Finalka FA Cupka


Destination unknown: Bacary Sagna looks set to leave Arsenal after seven seasons with the north London club

Kooxda Manchester City ayaa dooneysa iney cuuryaamiso Arsenal iyadoo kasoo qaadan rabta daafac ka mid ah midka ugu muhiimsan kooxda Arsenal kaas oo kooxda ay isla fami la’yihiin hab mushaarka iyo heshiiska cusub oo ay kooxda ka dooneyso inuu saxiixo.

Bacary Sagna oo daafaca midig uga ciyaara kooxda Arsenal ayaa la marsiin la’yahay dhaqanka Arsenal ee ah ineysan heshiis sadex sano ah ka saxiixin xidiga da’diisa ay gaarto 30-jirka iyadoo sidoo kale mushaar dhimis ku sameysa.

Gadoodka Bacary Sagna ayaa jaanis siinaya Inter Milan, Galatasaray, Fenerbahce iyo Manchester City inkastoo daily mail ay shaaca ka qaaday in kadib Finalka FA Cupka ee bishaan 14-keeda ka dhici doona Wembley ay kooxda Manchester City wadahadal la furi doonto xidigaas.

Xiriirka Arsenal iyo Manchester City ayaa aad u wanaagsan waxaana sanadihii ugu dambeeyay ay Manchester City ka iibisay Arsenal xidigo badan oo ay ka mid yihiin:

Adebayor

Samir Nasri

Gealy Clicy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close