Home » Maxaa Cusub » Man United Oo Ka Carootay Go’ankii Uu Jose Mourinho Ku Fasaxay Ciyaartoydiisa Ka Hor kulanka Liverpool

Man United Oo Ka Carootay Go’ankii Uu Jose Mourinho Ku Fasaxay Ciyaartoydiisa Ka Hor kulanka Liverpool


Mourinho Boring

Jose Mourinho ayaa walwal ku beeray kooxda Man United kadib markii uu afar maalmood fasaxay ciyaartodiisa ka hor kulanka Liverpool ee todobaadkaan madama kulankaan uu muhiim u yahay kooxda uu hogaamiyo Louis Van Gaal.

Blues ayaa ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska ka hor kulanka Liverpool, waxaana fasax helay ciyaartoyda kooxda taasoo sahleysa in Liverpool ay la ciyaarto kooxda jilicsan Oo Chelsea ah.

Telegraph ayaa xaqiijisay in Louis Van gaal uusan ku faraxsaneen go’aankaas madama guul ay gaarto Liverpool ay halis galin karto booska United ee tartanka Champions League-ga.

Fasaxa ciyaartoydaan waxey ku qaateen dalalkooda iyadoo Fabregas uu dib ugu laabtay magaalada Barcelona wuxuuna farxada dhalashadiisa kula qaatay halkaas saaxiibkiis Lionel Messi.

Si kastaba United ayaa walwal xanuun badan qabta kulankaas sidoo kalana waxey ogtahay in Carrick uu ka maqan yahay taasoo walwalka sii badineysa madama guul ay gaaraan ay tahay wax dhib badan sidda la ogaaday sadexdii kulan ee ugu dmabeysay.

Ugu dambeyntiina United waxey dooneysaa iney ugu yaraan gaarto Champions League-ga xagaaga soo aadan madama ay seegtay sanadaan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>