Home » Horyaalada » La liga » Man United & Arsenal Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Kula Wareegi Karaan Cesc Fabrregas

Man United & Arsenal Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Kula Wareegi Karaan Cesc Fabrregas


Back again: United failed in a similar bid for the Cesc Fabregas last summer, but could return again

Kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska ee Manchester United iyo Arsenal ayaa si cad loogu sheegay qiimaha ay Cesc Fabregas kaga kaxeysan karaan garoonka Camp Nou kadib markii Jamaahiirta kooxda ay bartamihii bishii April ugu codeeyeen in xidigaan laga diro naadiga.

Barcelona oo ka warqabta waxtarka Fabregas ayaa iibineysa waxeyna ku iibineysaa £45million taasoo ah lacag aad u fara badan.

Manchester United waxey ku hungowday iney lasoo saxiixato Farbegas xili ciyaareedkii hore kadib markii xidigaan reer Spain uu go’aansaday inuu baaqi kusi ahaado Camp Nou.

Fabregas ayaa xili ciyaaredkaan ku jahawareeray Camp Nou isagoo aqoon waayay booska uu rasmi ahaan u ciyaaro, mana ahan xidiga kaliya ee isbadalka cusub ee Barcelona uu saameyn doono.

Sidoo kale Barcelona waxey iska iibin doontaa: Alexis Sanchez, Pedro, Tello, Mascherano & Dani Alves.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close