Home » Maxaa Cusub » Man City oo Soo Bandhigtay 10-xidig Oo Ay Dooneyso Inay Lasoo Saxiixato Bisha Janaayo

Man City oo Soo Bandhigtay 10-xidig Oo Ay Dooneyso Inay Lasoo Saxiixato Bisha Janaayo

273446-lewandowski-and-hummels

Naadiga Man City oo ka mid ah kooxaha safka hore kaga jiro Premiership-ka sidoo kalena loo sadaalinaayo inay Premiership-ka ku guuleesan doonto xili cayaareedkan ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay 10-xidig oo ay dooneyso inay bisha Janaayo lasoo saxiixato si ay awoodeeda qaab cayaareed sare ugu sii qaado, macalin Manuel Pelligrini ayaa carabka ku dhuftay in kooxdiisa ay si weyn uga dukaameesan doonto suuqa Yurub bisha Janaayo marka la gaaro sidaa darteed 10-ka laacib oo ay City shaaca ka qaaday inay xiiso u qabto ugu yaraan 5-ka mid ah ayay lasoo saxiixan doontaa waxaana ka mid ah xidigaha ay dooneyso ragga hoos ku xusan:

Goolhayeyaal: Victor Valdes (FC Barcelona), Asmir Begovic (Stoke City), Willy Caballero (Malaga), Iker Casillas (Real Madrid)

Daafaca: Eliaquim Mangala (FC Porto), Diego Godin (Atletico de Madrid), Mats Hummels (Borussia Dortmund)

Khadka dhexe: Daniele De Rossi (AS Roma), Blaise Matuidi (Paris Saint-Germain)

Weerarka: Robert Lewandowski (B. Dortmund)


Waxaa Aqrisay: (340)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>