Home » Maxaa Cusub » Mala Socotaa Aqristow In Frank Lampard Uu Yahay Cayaaryahanka Kaliya Ee 9-xili Cayaareed oo xariir ah Premiership-ka Ka Dhaliyay 10-Gool Iyo Wixii Ka Badan

Mala Socotaa Aqristow In Frank Lampard Uu Yahay Cayaaryahanka Kaliya Ee 9-xili Cayaareed oo xariir ah Premiership-ka Ka Dhaliyay 10-Gool Iyo Wixii Ka Badan


Lampard

Waa Mar kale iyo Barnaamijkeenii Kororso Aqoontaada Sports oo aad Maalin kasta kala Socotaan Hiilkubad.com saacada Geeska Africa marka ay tahay 8:00 Subaxnimo, Waxaana maanta

  • Ma ogtahay aqristow in 4-goolhaye ay Premiership-ka gool ka dhaliyeen taariikh ahaan 20-sano ee ugu dambeesay waxayna goolhayeyaashaas kala yihiin: Peter Schmeichel (Everton 3–2 Aston Villa, 20 October 2001), Brad Friedel (Charlton Athletic 3–2 Blackburn Rovers, 21 February 2004), Paul Robinson      (Tottenham Hotspur 3–1 Watford, 17 March 2007) and Tim Howard (Everton 1–2 Bolton Wanderers, 4 January 2012).
  • Mala socotaa aqristow in halyee Frank Lampard uu yahay cayaaryahanka kaliya ee 9-xili cayaareed oo xariir ah Premiership-ka ka dhaliyay 10-gool iyo wixii ka badan xili cayaareed walbo (2003-04 10 goals, 2004-05 13, 2005-06 16, 2006-07 11, 2007-08 10, 2008-09 12, 2009-10 22, 2010-11 10 and 2011-12 10).
  • Ma ogtahay in Lionel Messi iyo Pipp Inzaghi uu u yaalo iskoor u gaar ah koobka horyaalada Yurub madaama 3-jeer oo kala duwan ay dhaliyeen Hat Trick isla tartankan qaabkan ayuuna iskoorka ugu yaalaa labadan xidig: Filippo Inzaghi (Dynamo Kiev 1-4 Juventus, SV Hamburg 4-4 Juventus, Deportivo La Coruna 0-4 AC Milan) iyo Lionel Messi (Barcelona 4-1 Arsenal, Viktoria Plzeň 0-4 Barcelona & Barcelona 7-1 Bayer Leverkusen).
  • Ma ogtahay in Clarence Seedorf uu yahay cayaaryahanka kaliya ee sedex naadi oo kala duwan koobka horyaalada Yurub kula guuleestay: Ajax 1995, Real Madrid 1998 iyo AC Milan 2003.
  • La yaab 25-cayaaryahan oo macalin Sir Alex Ferguson ka hoos cayaartay ayaa noqdeen tababarayaal caalamka laga yaqaan waxayna raggaas kala yihiin: Viv Anderson, Michael Appleton, Henning Berg, Clayton Blackmore, Laurent Blanc, Steve Bruce, Chris Casper, Peter Davenport, Simon Davies, Darren Ferguson, Mark Hughes, Paul Ince, Andrei Kanchelskis, Roy Keane, Henrik Larsson, Pat McGibbon, Alex McLeish, Paul Parker, Mark Robins, Bryan Robson, Ole Gunnar Solskjaer, Frank Stapleton, Gordon Strachan, Chris Turner iyo Neil Webb.

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close