Real Madrid ayaa sameysay taariikh weyn markii ay ku guuleysatay koobkeedii 10-aad ee Champions League iyadoo gaartay hami ay sugeysay mudo ka badan 10-sano.
“La Decima” ayaa noqotay hadal heynta ugu badan kubada cagta aduunka iyado Real Madrid ay qarash gareysay mudadii u dhaxeysay 2002-2014 aduun lacageed gaaraya $999.
Kadib ku guuleysiga Koobka Aduunka Shirkadda Qalabka Sportska sameyso ADIDAS ayaa sameysay funaanado qaas ah oo loogu tala galay in la iibiyo isla markaana lagu qoray “LA DECIMA”
Funaanadaha ayaa isugu jira kuwo labis ah iyo kuwo hoos gashi ah taasoo loo iib geyn doono dhamaan aduunka daafihiisa si taageerayasha Real Madrid ay meel walba kala qeyb qaataan kooxda dabaal daga La Decima oo ah koobka 10-aad ee Champions League.
Mcne love JEENYO.
May 28, 2014 at 9:09 AM
Noo keena dhinaceen aan ka dabaal dagnee.
Hhhhhh ha ku taagnaato bajaqlona iyo waxa taagero.
Hhhh viva jeenyo and madrid.
Hhhh hala madrid.