Home » Europe » Champions League » MACSALAAMO: Bayern Munich Oo Isaga Hartay Tartanka Champions League

MACSALAAMO: Bayern Munich Oo Isaga Hartay Tartanka Champions League


article-0-1D74811C00000578-501_634x452

Difaacdayaashii Champions League Bayern Munich ayaa wado cad lagu diray iyado loo sheegay ineysan xaq u laheyn iney aadaan Finalka Champions League ee ka dhici doona Lispon markii ay guuldaro 4-0 ah ka heleen Real Madrid oo soo booqatay Allianz Arena.

Bayern ayaana la kulantay guuldaradii ugu xumeyd Champions League mudooyinki lasoo dhaafay haatana waxey iska joogi doontaa gurigooda iyagoo markaas iska joogi doona jarmalka.

Bye Bye Bayern Munich….

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close