Home » Maxaa Cusub » Lukaku: Oo Laga Yaabo In Uu Seego Furitaanka world cup Ka

Lukaku: Oo Laga Yaabo In Uu Seego Furitaanka world cup Ka


article-2652404-1E8EBFDE00000578-211_634x449

Weerar yahan ka reer Belgium Romelu Lukaku,ayaa waxa lasoo sheegayaa in  uu la ildaran  xanuun dhanka Anqawga ah xidigaan ayaa waxa uu dhaawac ka soo gaaray kulan kii ay sabtigii ay 1-0  ay uga adkaadeen Tunisia .

Lukaku ayaa lagu soo waramayaa in uusan usafan doonin xulkiisa kulanka koowaad oo ay layeelan doonaan wiilasha reer  Algeria. Sida ay qortay daily mail .

21 jirkaan heerka caalami ayaa lahubin donaa caafimaadkiisa hadii uu fursad u hel karo in uu si taam ah usafto dhamaan kulamada koobka aduunka ee nagu soo foleh .

Sidookale waxaa horay liiska xulka loogasaaray xidiga ucayaara Aston Villa Christian Benteke .

Taageerayaasha reer Belgiam ayaa walaac kamuujiyay dhaawaca soogaaray ka hor bilaabashada kobka duunka .

Belgiamka ayaa waxaa ay ku Group yihiin wadamada Algeria,  Russia , South Korea  Kuwaas oo kawada tirsan Group H 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close