Home » Maxaa Cusub » Liverpool, Tottenham iyo Arsenal Oo Isku Heysta Xidigaha Xorta Ah Ee Premier League, Waa Kuwee?

Liverpool, Tottenham iyo Arsenal Oo Isku Heysta Xidigaha Xorta Ah Ee Premier League, Waa Kuwee?



Koox walbo waxay dooneysaa inay gacanta ku dhigto xidigaha tayada wanaagsan ee aan koox haatan ka mid ahayn sidoo kalena si lacag la’aan ah lagu heli karo, sidaa darteed kooxaha Arsenal, Liverpool iyo Tottenham ayaa qal qaalo xoogan ugu jiraan soo xero galinta qaar ka mid ah xidigaha ay bilaasha ku heli karaan waxaana ka mid ah xidigahaas:

Samuel Eto’o: Arsenal iyo Tottenham ayaa isku heestaan saxiixiisa.

Rio Ferdinand: Tottenham iyo QPR ayaa qal qaalo ugu jiraan.

Jack Colback: Tottenham, Newcastle, West Ham iyo Swansea ayaa ku raad joogaan.

Ashley Cole: Liverpool ayaa wada xaajood kula jirto daafacan.

Gareth Barry: Arsenal iyo Everton ayaa saxiixiisa isku heestaan.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close