Home » Maxaa Cusub » Liverpool Oo Isku Diyaarineysa Champions League Iyadoo Dalbatay Todoba (7) Xidig

Liverpool Oo Isku Diyaarineysa Champions League Iyadoo Dalbatay Todoba (7) Xidig


reds

Sida ay ku warantay Daily Mail macalinka Liverpool Branden Rodgers ayaa diyaarinaya qorshe cusub oo uu ku wajahayo tartanka horyaalada yurub isagoo dalbadatay tiro xidigo ah uu ku doonayo inuu ku balaariyo safka hore ee koxoda Liverpool.

Liverpool ayaa dagaal adag u gashay xiligaan horyaalka iyadoo haatan kaalinta labaad kaga jirta horyaalka waxeyna gool tirsi ka yartahay Manchester City walow ay habeen dambe la ciyaareyso Crystal Palace.

Tababare Rodgers ayaa suuqa ku qarash gareyn doona 60 Malyan wuxuuna ku doonaya tiro xidigo ah oo u calaameysan:

Liiska Tababare Rodgers uu doonayo waxaa ka mid ah:

Caulker

Luke Shaw

Adam Lallana

Yevhen Konoplyanka

Marcos Roja

Henrikh Mkhitaryan

Micah Richards

Sidoo kale Kooxda Reds ayaa qorsheyneysa iney iska iibiso Pepe Reina iyadoo ku dooneya 5- Malyan waxaana intaas u raaci doona in daafaceeda Agger uu iskaga tagi doono kooxda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close