Lionel Messi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu In uu mar uun arko saaxiibkiisa Gonzalo Higuain isagoo jooga xooda Barcelona.
Weeraryahanka Napoli Higuain ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in lalaxiriiriyo barca sidookale weeraryahanka messi ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka garab ciyaaro Higuain xagaagan.
Waxaan jeclaan lahaa in uu higuain imaado Barcelona “Sida iska cad waxay noqon lahayd raaxo wayn, laakiin hadda waxaan diiradda saaraynaa koobka adduunka. sidaas waxa saxaafada uheegay messi
Barcelona ayaa waxa ay si wayn udoon doonaysaa xidigo tayo leh si ay isbadal muudo ula timaado xagaaga soo aadan