Home » Horyaalada » La liga » Lionel Messi Oo Hogaaminaya Liiska Laacibiinta Ugu Qaalisan Yurub Xili Ciyaareedkaan, Yaa Ku Jira Liiska?

Lionel Messi Oo Hogaaminaya Liiska Laacibiinta Ugu Qaalisan Yurub Xili Ciyaareedkaan, Yaa Ku Jira Liiska?


Trio

Boqorka Barcelona iyo Xulka Argentina ayaa hogaaminaya liiska xidigaha ugu qaalisan xili ciyaareedkaan horyaalada qaarada yurub waana qiimaha ay haatan suuqa ka joogaan.

Sheekada ha u fahmin iney tahay xidigaha ugu qaalisan aduunka ee ebid la iibsaday balse waxaad u fahantaa iney tahay qiimeyn la sameeyay xili ciyaareedkaan.

Lionel Messi ayaa hogaaminaya liiska xidigahaas kaas oo suuqa ka jooga 161.5 Ilaa 187.6 qiimo u dhaxeeya sidoo kalana liiska waxaa labaad ka galay xidiga ugu wanaagsan dunida Cristiano Ronaldo kaas oo qiimo ahaan jooga isna 85.2 ilaa 99.1 Malyan Oo Pound.

Sidoo kale liiska waxaa kusoo xiga: Luis Suarez, Eden Hazard, Neymar, Paul Pogba, Gareth Bale, Mesut Ozil & Edinson Cavani,

Liiska Waxaa qeybta hoose ka wada hogaaminaya Daniel Sturridge iyo Andreas Iniessta kuwaas oo qiimo ahaan jooga 34.2 Malyan Oo Pound.

Revealed: The 20 most valuable players in Europe

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close