Dad badan ayaa gali doona xusuus dheer marka ay shaashada ka daawadaan kulanka Spain & Holland oo goor dhaw bilaban doona waana kulanka ugu horeeya groupka B oo ay labadaan xul ku wada jiraan.
Asal Brazilka qaatay dhalashada Spain Diego Costa ayaa kusoo bilawday caawa kaas oo tartankiisii ugu horeyay oo caalami ciyaari doona caawa.
Sidoo kale David Silva iyo Iniesta ayaa garbaha ka taagan halka Busquets, Xabi Alonso iyo Xavi ay dhexda ugu jiraan.
Dhanka kale Kabtan Van Persie, Arjen Robben & Sneijder ayaa dhamaan kusoo bilawday.
Xifaaltankii Del Bosque iyo Van Gaal ayaana caawa soo cusboonaanaya.
Line Upka Rasmiga ah:
Spain: Casillas, Pique, Iniesta, Xavi, Alonso, Sergio Ramos, Busquets, Alba, Costa, Silva, Azpilicueta.
Badalka: Albiol, Martínez, Juanfran, Villa, Torres, Fábregas, Pedro, De Gea, Mata, Koke, Cazorla, Reina.
Holland: Cillessen, Vlaar, De Vrij, Martins Indi, Blind, De Jong, Janmaat, De Guzman, Sneijder, Robben, van Persie.
Badalka: Verhaegh, Veltman, Kongolo, Kuyt, Clasie, Lens, Fer, Huntelaar, Wijnaldum, Depay, Vorm, Krul.