Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka USA vs Germany

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka USA vs Germany


CLINTDEMPSEYvsgermany

Tababare Joachim Low ayaa kaliya labada badal ku sameeyay sahxedii uu labadi kulan ee hore ku ciyaaray isagoo keydka galiyay Mario Gotze iyo Khedira waxaana badalkooda yimid Schweinsteiger & Podolski.

Dhanka kale Mareykanka ayaa kusoo bilaabay kabtan Depmsey iyo hogaamiyahooda Bradley iyagoo doonaya iney garaan 16-ka waxeyna u baahan yihiin barbardhac.

Line Upka Rasmiga ah:

Germany: Neuer; Boateng, Hummels, Mertesacker, Howedes; Lahm, Schweinsteiger, Kroos; Podolski, Ozil, Muller

Badal: Zieler (GK), Weidenfeller (GK), Grosskreutz, Ginter, Khedira, Schurrle, Klose, Draxler, Durm, Gotze, Mustafi, Kramer

United States: Howard; Johnson, Gonzalez, Besler, Beasley; Jones, Bradley, Beckerman, Davis, Zusi; Dempsey

Badal: Guzan (GK), Rimando (GK), Yedlin, Brooks, Johannsson, Diskerud, Bedoya, Green, Wondolowski, Cameron, Chandler

Garsoore: Ravshan Irmatov (Uzbekistan)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close