Macalin Louis Van Gaal ayaa soo yareeyay cabsidii Jamaahirta Oranje ay ka qabeen caafimaadka kabtan RVP isagoo kusoo bilabay ciyaarta waana weeraryahanka kaliya ee caawa ka muuqda weerarka xulka Netherlands.
Nigel De Jong ayaa dib ugu soo laabtay xulka Holland kaas oo dhexda caawa ciyaari doona, sidoo kale Kuyt ayaa weerarka kula lamaan ah RVP inkastoo uu garabka ciyaari doono.
Dhanka kale Argentina ayaa kursiga fariirisay Sergio Aguero kaas oo dhaawac kasoo kacay, sido kale Basanta ayaa kursiga galay kaas oo kulankii Belgiumka badalay Rojo.
Line Upka Rasmiga ah:
Holland: Cillessen, De Vrij, Vlaar, Martins Indi, Kuyt, De Jong, Sneijder, Wijnaldum, Blind, Robben, Van Persie.
Badalka: Vorm, Janmaat, De Guzman, Verhaegh, Veltman, Kongolo, Clasie, Lens, Huntelaar, Depay, Krul.
Argentina: Romero, Zabaleta, Demichelis, Garay, Rojo, Biglia, Mascherano, Lavezzi, Messi, Perez, Higuain.
Badalka: Orion, Campagnaro, Gago, Maxi Rodriguez, Augusto Fernandez, Federico Fernandez, Palacio, Alvarez, Aguero, Basanta, Andujar.
Gareoore: Cuneyt Cakir (Turkey)
Profile