Macalinka xulka Ingiriiska ayaa tijaabinaya xulkiisa koobka Aduunka wuxuuuna kusoo bilaabay wiilashii uu koobka Aduunka ku shirtagi lahaa.
Kabtan Gerrard ayaa hogaaminaya waxaana dhexda ka caawin doona Henderson & Lallana oo ah wiilasha ugu macquulsan ee dhanka raacashada xulka Ingiriiska.
Weerarka holaca ah ee Roy Hodgson ayaana ah: Sturridge, Rooney & Sterling waana weerar sadex afle ah oo aan sinaba looga baxsan doonin.