Liverpool ayaa marti ku ah guriga kooxda Norwich City ee Crowd Road waxaana ganaax kaga maqan madaalahoda reer England Jordan Henderson kaas oo kaarka cas qaatay kulankii ugu dambeeyay horyaalka ee ay guusha ka gaareen Manchester City.
Sidoo kale Liverpool ayaa tabeysa weeraryahankeeda reer England Daniel Sturridge kaas oo dhaawac kaga maqan kooxda.
Lucas Lieva ayaa buuxiyay booska Henderson iyadoo Liverpool ay jaanis u heysato iney talaabo hormar leh u qaado hanashada horyaalka Premier League
Norwich: Ruddy, Whittaker, Martin, Turner, Olsson, Snodgrass, Howson, Johnson, Redmond, Fer, Hooper.
Keydka: Van Wolfswinkel, Bunn, Gutierrez, Garrido, Ryan Bennett, Tettey, Murphy.
Liverpool: Mignolet, Johnson, Skrtel, Sakho, Flanagan, Allen, Gerrard, Lucas, Sterling, Suarez, Coutinho.
Keydka: Brad Jones, Toure, Agger, Alberto, Aspas, Moses, Cissokho.
Garsoore: Andre Marriner (England)