Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Nigeria vs Argentina

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Nigeria vs Argentina


world-cup-nigeria-argentina

Macalin Alejandro Sabella ayaa kusoo galay ciyaarta caawa qaab la mid ah midkii uu kaga adkaaday Iran iyaadoo Messi, Higuain iyo Aguero ay weerarka ku wajahan yihiin, Di Maria, Gago iyo Mascherano ayaana dhexda isla haya.

Dhanka kale Victor Mosses ayaa nasiib u yeelan waayay inuu wajaho xulka Argentina safka hore inkasstoo laga yaabo inuu gadaal kasoo galo hadana keydka ayuu fadhiyaa.

Mikel, Odemwingie iyo Onazi ayaa si isku mid ah ugu soo biloday.

Line Upka Saxda ah:

Nigeria: Enyeama, Omeruo, Yobo, Ambrose, Oshaniwa, Mikel, Onazi, Babatunde, Musa, Odemwingie, Emenike.

Badalka: Uzoenyi, Gabriel, Egwuekwe, Moses, Odunlami, Oboabona, Azeez, Ejide, Nwofor, Uchebo, Agbim, Ameobi.

Argentina: Romero, Zabaleta, Garay, Fernandez, Rojo, Mascherano, Gago, Di Maria, Messi, Aguero, Higuain.

Badalka: Campagnaro, Biglia, Perez, Rodriguez, Orion, Fernandez, Demichelis, Palacio, Alvarez, Andujar, Lavezzi, Basanta.

Garsoore: Nicola Rizzoli (Italy)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close