Kabtan Lahm ayaa doorka khadka dhexe ciyaaraya caawa iyadoo ay wajahayaan xul adag kaa soo ay isku arkeen koobkii Euro 2012 markaas oo ay 1-0 kaga taqaluseen Mario Gomez oo xulka dhaawacyo ku seegay ayaana ahaa dhaliyihii waqtigaas.
Ronaldo oo shaki laga qabay ayaa kusoo biloday safka hore xulka Portugal iyadoo sidoo kale Nani, Moutinho iyo Meireles ay kusoo bilowdeen.
Shaxda Rasmiga ah:
Germany: Neuer, Howedes, Hummels, Khedira, Ozil, Muller, Lahm, Mertesacker, Kroos, Gotze, Boateng.
Portugal: Patricio, Alves, Pepe, Veloso, Coentrao, CRonaldo (c), Moutinho, Almeida, Meireles, Nani, Pereira.