Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga ah Kulanka Hull City vs Arsenal: Mesut Ozil Oo Kusoo Bilowday

Line Upka Rasmiga ah Kulanka Hull City vs Arsenal: Mesut Ozil Oo Kusoo Bilowday


Hull

Kooxda Martida ah ayaa kusoo bilaabeysa saxiixeeda ugu qaalisan ebid Mesut Ozil kaas oo dhowr isbuuc garoomada ka maqnaa waxaase uu galabta wajahayaa Hull City maalmo kadib.

Monrreal ayaa badalay Gibbs halka Flamini, Kallstrom iyo Rosicky ay kursiga kusoo bilowdeen, Giroud, Podolski iyo Ozil ayaana weeraka iska kaashan doona.

Dhanka Hull City Huddlestone, Livermore iyo Long ayaa si wadajir ah ugu soo bilawday kuwaas oo ah halbowlaha kooxda Hull City.

Hull City: Harper, Rosenior, Elmohamady, Davies, Chester, Huddlestone, Livermore, Meyler, Boyd, Jelavic, Long

Keydka: Jakupovic, Figueroa, Bruce, Koren, Fryatt, Sagbo, Quinn

Arsenal: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Arteta, Ramsey, Cazorla, Ozil, Podolski, Giroud

Keydka: Fabianski, Jenkinson, Flamini, Kallstrom, Oxlade-Chamberlain, Rosicky, Sanogo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close