Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga ah Kulanka Colombia vs Ivory Coast

Line Upka Rasmiga ah Kulanka Colombia vs Ivory Coast


Colombia

Xulka ugu rajada roon qaaradeena Afrika ayaa goor dhaw la ciyaari doona Colombia iyadoo kabtan Didier Drogba uu kursiga keydka kuso bilowday sidii kulankii Japan, Bonny & Gervinho ayaana kusoo bilowday.

Yaya Toure oo kaashanaya Tiote ayaa khadka dhexe maamulaya inkastoo wiilkii daafaca midig ee labadii gool ay Japan kaga taqaluseen caawiyay Aurier ayaa safka hore ku jira.

Dhanka kale Colombia ayaa diyaar u ah iney meel iska saarto Ivory Coast, Burburiyaha Inter Milan Guarin ayaa kursiga ku jira, balse Sanchez Moren, Zuniga, Zapata & Obarbo ayaa dhamaan kusoo bilowday.

Line Upka Rasmiga ah:

Colombia: Ospina, Armero, Yepes, Zapata, Zuniga, Sanchez Moreno, Aguilar, Ibarbo, Rodriguez, Cuadrado, Gutierrez.
Badalka: Vargas, Arias, Carbonero, Guarin, Mejia, Balanta, Ramos, Quintero, Martinez, Valdes, Mondragon.

Ivory Coast: Barry, Boka, Bamba, Zokora, Aurier, Die, Tiote, Gervinho, Yaya Toure, Gradel, Bony.
Badalka: Gbohouo, Viera, Kolo Toure, Bolly, Akpa Akpro, Kalou, Drogba, Konan, Diomande, Djakpa, Sio, Sayouba.

Garsoore: Howard Webb (England)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close