Chelsea ayaa goor dhaw la ciyaareysa Norwich City iyadoo galabta keydka lasoo fariisiyay Eden Hazard oo ay isku dhacsan yihiin tababare Jose Mourinho.
Torres, Samuel Eto’o iyo David Luiz ayaa sidoo kale kursiga kusoo bilawday.
Ashley Cole, WIllian, Schurrle iyo ba ayaana kusoo bilaabanaya
Dhanka kale Elmander ayaa kusoo bilawday waxaana kursiga fadhiya Wolsfwinkel.
Chelsea: Schwarzer; Ivanovic, Cahill, Terry (c), Cole; Lampard, Matic; Salah, Willian, Schurrle; Ba
Keydka: Hilario, Kalas, D Luiz, Van Ginkel, Hazard, Torres, Eto’o
Norwich City: Ruddy; Martin (c), R Bennett, Turner, Whittaker; Tettey; Snodgrass, Johnson, Howson, Olsson; Elmander
Keydka: Bunn (GK), Bassong, van Wolfswinkel, Fer, Hooper, E Bennett, Redmond.