Home » Europe » Champions League » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Chelsea vs Atletico Madrid

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Chelsea vs Atletico Madrid


article-2615029-1D7ACE6C00000578-635_964x390

Tababare Jose Mourinho ayaa caawa lasoo shirtagay shax aan horay loo arkin iyadoo kooxda Blues ay garoonka ugu jiraan lix daafac: David Luiz, Ivanovic, Cahill, Cole, Terry, Azpilucueta waana sheeko layaab leh oo lala yaaban yahay qaabka ay u ciyaari doonaan, sidoo kale Hazard ayaa dib ugu soo laabtay Chelsea.

Sidoo kale Ramires ayaa dib ugu soo labanaya kooxda, Wilian iyo Torres ayaa sidoo kale ciyaari doona.

Dhanka Atletico Madrid isna kama liito oo caawa wuxuu kulanka noqon doonaa mid daafac la isku gali doono, Juanfran ayaa kusoo bilawday kaas oo halis ugu jira inuu seego Finalka hadii uu jaale qaato.

Line Upka Rasmiga ah:

CHELSEA: Schwarzer, Ivanović, Cole, David Luiz, Ramires, Torres, Hazard, Willian, Cahill, Terry, Azpilucueta

KEYDKAHilário, Oscar, Schürrle, van Ginkel, Ba, Eto’o, Kalas 

ATLETICO MADRID: Courtois; Juanfran, Miranda, Godin, Filipe Luis; Mario Suarez, Tiago; Adrian, Koke, Arda Turan; Diego Costa.

KEYDKA: Aranzubia, Alderweireld, Diego Ribas, Cebolla Rodríguez, Raúl García, Sosa, Villa

GARSOORE: RIZZOLLI [ITALY]

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close