Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Brazil vs Colombia

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Brazil vs Colombia


Brazil

Hadii dagaalkii u dhaxeeyay quwadlayaasha Yurub lagu kala baxay waxaa goor dhaw dhici doona dagaal u dhaxeeya quwadlayaal kale oo ka tirsan Koonfurta Ameerika.

James Rodriguez ayaa hogaaminaya xulka Colombia ee koobka Aduunka caawa wajahi doona Brazil, sidoo kale Neymar JR ayaa isna hogaaminaya dhanka kale Brazil.

Dani Alves ayaa caawa maqan iyadoo Maicon uu buuxiyay booskiisa.

Line Upka Rasmiga Ah

Brazil: Cesar; Maicon, Thiago Silva, David Luiz, Marcelo; Fernandinho, Paulinho; Hulk, Oscar, Neymar; Fred.

Colombia: Ospina; Zuniga, Zapata, Yepes, Armero; Cuadrado, Guarin, Sanchez, James Rodriguez; Gutierrez, Ibarbo.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close