Home » Europe » Champions League » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Barcelona vs Bayern Munich: Lewy & Muller Oo Kusoo Bilowday

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Barcelona vs Bayern Munich: Lewy & Muller Oo Kusoo Bilowday


Bar

Lewandowski ayaa kusoo bilowday shaxda Bayern Munich isagoo weerarka la wadaagi doona Thomas Muller, kulan ay Bulgarana martigalineyso Bavarians-ka.

Sidoo kale Lahm ayaa dhexda la wadaagi doona Alonso, Bastian iyo Alcantara iyadoo xidiga Alcantara uu wajahi doono kooxdisii hore, sidoo kala walaalkii Rafinha ayaa kursiga fadhiya.

Dante ayaa keydka ku jira iyadoo Boateng iyo Benati aya daafaca wadaagi doonaan, halak Rafinha iyo Bernat ay labada garbood ciyaari doonaan.

DHanka kale MSN ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday iyadoo Iniesta, Busquets iyo Rakitic ay dhexda ku jiraan, Bravo ayaa kursiga fadhiya waxana kusoo bilowday Ter Stegen.

Barcelona:

Ter Stegen – Alves, Piqué, Mascherano, Alba – Rakitic, Busquets, Iniesta – Messi, Suarez, Neymar

Kaydka: 

Bravo, Xavi, Pedro, Rafinha, Bartra, Adriano, Vermaelen

Bayern Munich: 

Neuer; Rafinha, Boateng, Benatia, Bernat; Lahm; Xabi Alonso, Thiago, Schweinsteiger, Müller; Lewandowski.

Kaydka:

Reina – Dante, Martinez, Pizarro, Gaudino, Götze, Weiser.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>