Tababare Tata Martino ayaa wax badan ka badalay shaxdii uu guuldarada kala kulmay Real Maddrid isbuucii hore madama uu dhaawac ka yahay Neymar JR wuxuu kursiga galiyay Cesc Fabregas, sidoo kalana Sergio Busquets ayaa ganaax kaga maqan Alex Song ayaana booskiisa buuxinaya.
Alexis Sanchez iyo Pedro ayaa kusoo bilaabanaya kulankaan kuwas oo aan in badan isla ciyaarin kulamadii ugu dambeeyay.
Barcelona: Pinto, Dani Alves, Bartra, Mascherano, Adriano, Xavi, Alex Song, Iniesta, Alexis, Messi, Pedro
Keydka: Montoya, Fábregas, Afellay, Tello, Sergi Roberto, Oier, Sergi Gómez
Athletic Bilboa: Iraizoz, De Marcos, San José, Laporte, Balenziaga, Iturraspe, Erik Morán, Susaeta, Ander Muniain, Aduriz
Keydka: Toquero, , Beñat, Albizua, Iago Herrerín, Iraola, Etxeita, Mikel Rico