Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga AH Kulamada: Portugal vs Greece, Holland vs Ghana & Italy vs Ireland

Line Upka Rasmiga AH Kulamada: Portugal vs Greece, Holland vs Ghana & Italy vs Ireland


Wadamo

Xulal magacyo waaweyn ayaa caawa tijaabin doona awoodooda koobka Aduunka marka ay kulamo saaxibitnimo la ciyaaraan xulal kale oo qaarkood kasoo qeyb galaya koobka Aduunka.

Holland ayaa caawa martigalin doonta Ghana oo iyana ka qeyb galeysa koobka Aduuunak, Robin Van Persie iyo Arjen Robben ayaana kusoo bilawday halak Sneijder uu isna dhexda u joogo.

Line Upka Holland vs Ghana:

Holland: Cillessen; Janmaat, De Vrij, Indi, Vlaar, Blind; De Jong, Sneijder, De Guzman, Robben; van Persie.

Ghana: Kwarasey, Inkoom, Schlupp, Sumaila, Akaminko, Rabiu, Adomah, Essien (c), Jordan, Atsu, K Asamoah.

Dhanka kale Italy ayaa caawa marti u ah Ireland kulan ka dhici doona Gravan Gottege oo ay leedahay kooxda Fulham ee heerka labaad u laabatay .

Pirlo, Balotelli & Buffon ayaa kursiga kusoo bilawday halka Immobile, De Rossi & Marchisio ay kusoo bilawdeen.

Line Upka Ireland vs Italy

Italy: Sirigu; Darmian, Paletta, Bonucci, De Sciglio; Veratti, Motta, Marchisio, Montolivo; Rossi, Immobile.

Ireland: Forde; Coleman, O’Shea, Pearce, Ward; Pilkington, Meyler, Hendrick, McGeady, Hoolahan; Long.

Ugu dambeyntii Portugal ayaa martigalin doonto xulka Greece kulan xiiso badan oo laga saaray Ronaldo iyo Pepe kuwaas oo dhaawacyo yaryar qaba.

Nani ayaa hogaaminaya xulka Portugal sidoo kale Postiga iyo Veloso ayaa iyagana kusoo bilaabanaya

Line Upka Portugal vs Greece

Portugal: Eduardo; João Pereira, Ricardo Costa, Alves, Almeida; Nani, Veloso, William, Varela; Éder, Postiga.

Greece: Karnezis; Torosidis, Sokratis, Manolas, Holebas; Tziolis, Maniatis, Katsouranis; Salpingidis, Samaras, Mitroglou.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close