Manchester City ayaa ciyaari doonta iyadoo uu ka maqan yahay Samir Nasri oo dhaawac ka ah, sidoo kale Yaya Toure ayaa naadiga dib ugu soo laabtay sidoo kale David Silva iyo Alvero Negredo ayaa iyagana kusoo bilawday.
Sergio Aguero ayaa kursiga kusoo bilowday markiisii labaad wuxuuna rajeynayaa inuu qeybta labaad soo galo.
Manchester City
Hart, Zabaleta, Kompany (c), Demichelis, Kolarov, Navas, Yaya Toure, Javi Garcia, Silva, Negredo, Dzeko.
Badalka: Pantilimon, Lescott, Nastasic, Clichy, Fernandinho, Milner, Aguero.
Marshall; McNaughton, Caulker (C), Turner, Theophile-Catherine; Whittingham, Medel, Gunnarsson, Mutch, Noone; Campbell.
Badalka: Lewis; Hudson, Odemwingie, Kim, Eikrem, Bellamy, John.
Dhanka Arsenal, Mesut Ozil ayaa kusoo bilowday sidoo kale Nacho Monrreal ayaa isna dib ugu soo laabtay kadib dhaawac soo gaaray kulankii Aston Villa.
Olivier Giroud ayaa isna weerarka u matali doona, waxaana wali kooxda ka maqan Walcott oo dhaawac ah.
Fulham: Stekelenburg; Riether, Burn, Hangeland, Richardson; Dejagah, Sidwell, Parker, Kacaniklic; Dempsey, Berbatov.
Badalka: Stockdale, Riise, Kasami, Karagounis, Duff, Hughes and Bent.
Arsenal: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Flamini, Wilshere, Cazorla, Gnabry, Ozil, Giroud.
Badalka: Fabianski, Jenkinson, Gibbs, Rosicky, Podolski, Oxlade-Chamberlain, Ju-Young Park.
Waxaa Aqrisay: (142)
Mogadishu - Somalia