Macalinka Xulka England ayaa go’aan ku qaatay inuusan wax ka badalin line Up-kii uu kala hortagay Xulka Italy, wuxuu mar labaad soo doortay Joe Hart inuu goolka Qabto Halka Cahil,Baines, Jagielka iyo Johnson uu ku aaminay Difaaca.
Sidoo kale Kabtanka qabiirka ah Gerrard, Henderson ayaa khadka dhexe joogo, Waxaana horey wada saaran Welbeck, Rooney, Sterling iyo Daniel Sturridge.
Dhanka Uruguay waxay ku faraxsan yihiin inuu Suarez u safto Caawa, maadaama maalmihii dambe saxaafada ay arrintaas hadal hayeen.
haddaba hoos kaga bogo Line Up-ka Rasmiga ah
Garsooraha: Carlos Velasco (Spain)
Uruguay:
Muslera; Caceres, Gimenez, Godin, Pereira; Gonzalez, Egidio, Lodeiro, Rodriguez; Cavani, iyo Suarez.
England:
Hart, Johnson, Cahil, Jagielka, Baines, Henderson, Gerrard, Welbeck, Sterling, Rooney, iyo Sturridge.