Home » Europe » Champions League » Line Up-ka Rasmiga Ah: Atletic Vs Real Madrid Costa Oo Kasoo Muuqday

Line Up-ka Rasmiga Ah: Atletic Vs Real Madrid Costa Oo Kasoo Muuqday


Costa

Waxaa si rasmi ah daaha looga qaaday Line Up-ka ay labadan koox kusoo gali doonaan kama dambeesta koobka horyaalada Yurub sidii la filaayay Diego Costa ayaa kasoo kabtay dhaawacii uu qabay wuxuuna ka mid noqday 11-ka xidig ee uu macalin Simeone kusoo bilaabin doono, dhanka Real Madrid Pepe ayaa awoodi waayay inuu Finalaha usoo xaadiro laakiin Cristiano Ronaldo, Bale iyo Benzema ayaa dhamaantood caafimaad qabaan sidoo kalena cayaartan adag lagu soo bilaabay.

Sami Khedira ayaa si lama filaan ah Line Up-ka kaga soo mid noqday sidoo kalena Rapheal Varane ayaa loo doortay inuu booska Pepe buuxiyo hadaba hoos kaga bogo Line Up-ka labadan naadi oo dhameestiran:

Atletico Madrid: Courtois; Juanfran, Miranda, Godin, Filipe; Gabi, Tiago, Koke, Raul Garcia; Villa, Diego Costa.

Badal: Aranzubia, Alderweireld, Mario Suarez, Cristian Rodriguez, Sosa, Diego, Adrian Lopez.

Real Madrid: Casillas; Carvajal, Varane, Sergio Ramos, Coentrao; Khedira, Modric, Di Maria; Cristiano Ronaldo, Benzema, Bale.

Badal Diego Lopez, Pepe, Marcelo, Arbeloa, Isco, Illarramendi, Morata


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close