Xalay waxaa si toos ah loo soo xiray suuqa kala iibsiga qaarada yurub, waxeyna aheyd habeenka ugu mashquulka badan suuqyada kubada cagta, inkastoo Manchester United ay aheyd kooxda ugu saameynta badan suuqa madama ay aheyd koox u baahan gacan hadana saxiixyo badan ma sameyn kaliya laba xidig ayey soo afjartay xalay.
Halkaan Kala Soco Liiska: