Tababaraha aan laheyn qibrada ku aadan koobka Aduunka ee Niko Kovac ayaa qaatay go’aankiisa ugu dambeeya ee koobka Aduunka xidigaha kaga qeyb galaya markii uu soo saaray 23-ka xidig ee toos ugu duuli doona dalka Brazil.
Mario Mandzukic, Luka Modric & Ivan Rakitic ayaa hogaaminaya liiskaan kuwaas oo ah xidigo waaweyn oo wacdaro ka dhigay horyaalada ay ka ciyaaraan ee yurub.
Sidoo kale da’yarka Inter Milan Mateo Kovacic iyo xidigii hore Kooxda Gunner Eduardo Da Silva kaas oo ka tirsan Shakhtar ayaa liiskaan ku jiraya.
Liiska Oo Dhameystiran
Goolhayeyaal: Stipe Pletikosa (Rostov/RUS), Danijel Subasic (Monaco/FRA), Oliver Zelenika (Lokomotiva Zagreb)
Daafacyada: Darijo Srna (Shakhtar Donetsk/UKR), Domagoj Vida (Dynamo Kiev/UKR), Sime Vrsaljko (Genoa/ITA), Danijel Pranjic (Panathinaikos/GRE), Vedran Corluka (Lokomotiv Moscow/RUS), Dejan Lovren (Southampton/ENG), Gordon Schindelfeld (Panathinaikos/GRE)
Khadka Dhexe: Luka Modric (Real Madrid/ESP), Ivan Rakitic (Sevilla/ESP), Mateo Kovacic (Inter Milan/ITA), Marcelo Brozovic (Dinamo Zagreb), Ognjen Vukojevic (Dynamo Kiev/UKR), Ivan Mocinic (Rijeka), Sammir (Getafe/ESP)
Weeraryahanada: Mario Mandzukic (Bayern Munich/GER), Nikica Jelavic (Hull City/ENG), Ivica Olic (VfL Wolfsburg/GER), Eduardo Da Silva (Shakhtar Donetsk/UKR), Ivan Perisic (VfL Wolfsburg/GER), Ante Rebic (Fiorentina/ITA)