Kadib markii Grathe Bale uu noqday laacibka dunida ugu qaalisan waxaa bilaabatay in dib looga sheekeeyo raggii ugu horeeyay ee taariikhda kubada cagta ugu qaalisnaa waxaa xusid mudan in cayaaryahankii ugu horeeyay ee lacago farabadan lagu iibsaday uu ahaa Willie Groves sanadii 1893 waxaa markaas 100 pound ku iibsatay naadiga Aston Villa oo kasoo gadatay kooxda West Bromwich Albion, bal qiyaas 120-sano kadb Grathe Bale waxay Real Madrid ku iibsatay 85-milyan oo pound! Sidaa darteed waxaan idiin heyna 40-sano ee ugu dambeesay xidigihii ugu qaalisnaa ee la kala gatay waxayna yihiin kuwaan hoos ku qoran:
sanadka. | Magaca | Naadiga uu ka tagay | Naadiga uu ku biiray | Qiimaha |
1973 | Johan Cruyff | Ajax | Barcelona | £922,000 |
1975 | Giuseppe Savoldi | Bologna | Napoli | £1.20m |
1976 | Paolo Rossi | Juventus | Vicenza | £1.75 |
1982 | Diego Maradona | Boca Juniors | Barcelona | £3m |
1984 | Diego Maradona | Barcelona | Napoli | £5m |
1987 | Ruud Gullit | PSV | AC Milan | £6m |
1990 | Roberto Baggio | Fiorentina | Juventus | £8m |
1992 | Jean-Pierre Papin | Marseille | AC Milan | £10m |
1992 | Gianluca Vialli | Sampadoria | Juventus | £12m |
1992 | Gianluigi Lentini | Torino | AC Milan | £13m |
1996 | Alan Shearer | Blackburn | New Castle | £15m |
1997 | Ronaldo | Barcelona | Inter Milan | £19.5m |
1998 | Denílson de Oliveira Araújo | São Paulo | Real Betis | £21.5m |
1999 | Christian Vieri | Lazio | Inter Milan | £32m |
2000 | Hernán Crespo | Parma | Lazio | £35.5m |
2000 | Luis Figo | Barcelona | Real Madrid | £37m |
2001 | Zinedine Zidane | Juventus | Real Madrid | £46m |
2009 | Kaka | AC Milan | Real Madrid | £56m |
2009 | Cristiano Ronaldo | Man United | Real Madrid | £80m |
2013 | Grathe Bale | Tottenham | Real Madrid | £85.3m |