Caawa waxaa caalamka ka dhici doona kulamo u eg gabagabada kulamada saaxiibtinimo ee ay ciyaarayaan xulalka kubada cagta kuwaas oo qaarkood ay isku diyaarinayaan ka qeyb galka Koobka Aduunka.
Kulamo badan ayaa caawa la ciyaari doona waxaana ciyaari doona wadamo waaweyn England ayaa la ciyaari doonta Ecuador, halka Netherland ay martiqaadi doonto Wales, Italy iyagana waxey soo dhaweyn doonaan Luxembourg.
F.G: Dhamaan Saacadaha Waa Xiliga Geeska
7:00 fiidnimo Gibraltar Vs Malta
9:30 fiidnimo Algeria Vs Romania Live Dubai Sports 1
9:30 fiidnimo Hungary V Albania
9:30 fiidnimo Netherlands Vs Wales Live Super Sport 7
9:45 fiidnimo Italy Vs Luxembourg Live beIN SPORTS 3
10:00 habeenimo Ecuador Vs England Live Super Sport 3
10:00 habeenimo Jamaica Vs Egypt
10:15 habeenimo Iceland Vs Estonia
1:30 habeenimo Argentina Vs Trinidad/Tobago Live Super Sport 5
2:30 habeenimo Uruguay Vs Slovenia Live Super Sport 3
3:00 habeenimo Chile Vs N.Ireland
4:00 subaxnimo El Salvador Vs Ivory Coast Live Super Sport 5