Home » Europe » Europe League » Kulamada Maanta Ka Dhici Doona, Meelaha Aad Ka Daawan Karto & Saacadaha Aad Daawan Karto

Kulamada Maanta Ka Dhici Doona, Meelaha Aad Ka Daawan Karto & Saacadaha Aad Daawan Karto


Premier-league-Ligue-1-Bundesliga-la-liga-scottish-serie-A-logo-2011-2012

Maanta Horyaalada qaarada yurub waxaa ka dhici doona kulamo badan, waxaana idiin soo gudbineynaa kulamada dhici doona meelaha aad ka daawan karto & Saacadda ay soo gali doonaan kulamadaas.

Saacadaha aan sheegi doono waa saacadaha Geeska Africa Dhamaantood.

Kulamada Premiership-ka England ee maanta la cayaari doono

3:45 galabnimo Manchester City Vs Arsenal Live Super Sport 3

6:00 maqribnimo Cardiff City Vs West Bromwich Albion

6:00 maqribnimo Chelsea Vs Crystal Palace Live Super Sport 3

6:00 maqribnimo Everton Vs Fulham

6:00 maqribnimo Newcastle United Vs Southampton

6:00 maqribnimo West Ham United Vs Sunderland

8:30 fiidnimo Hull City Vs Stoke City Live Super Sport 3

Kulamada La Ligaha Spain ee maanta la cayaari doono

6:00 maqribnimo Osasuna Vs Real Madrid Live Super Sport 5

8:00 fiidnimo Rayo Vallecano Vs Granada

10:00 habeenimo Barcelona Vs Villarreal Live Super Sport 5

Kulan Ka tirsan Italian Serie A oo caawo la cayaari doono

10:45 habeenimo Catania Vs Hellas Verona

Kulamada Bundesligaha Jarmalka ee maanta la cayaari doono

5:30 galabnimo Augsburg Vs Braunschweig

5:30 galabnimo Bayern Munich  Vs Hamburger SV Live Super Sport 4

5:30 galabnimo Hannover 96 Vs Nurnberg

5:30 galabnimo Hoffenheim Vs Borussia Dortmund

5:30 galabnimo Mainz 05 Vs  Borussia Monchengladbach

8:30 fiidnimo Wolfsburg Vs VfB Stuttgart

Tartanka Naadiyad Aduunka:

10:30 habeenimo Raja Casablanca vs Monterrey Live Super Sport 4

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close