Home » Maxaa Cusub » Kulamada Koobka Adduunka Ee Caawa, Saacadda Geeska Africa iyo Saadaasha Laga Bixiyey

Kulamada Koobka Adduunka Ee Caawa, Saacadda Geeska Africa iyo Saadaasha Laga Bixiyey


WORLDCUP_MATCHES_DL-Croatia-Mexico

waxaa sida caadada inoo aheyd idiin soo gudbinaa maalin kasta kulamada koobka adduunka ee habeenkaas la cayaarayo, Saacadda Geeska Africa iyo Saadaasha Laga Bixiyey.

Markii aan dhaheyno saadaasha laga bixiyey waxaa ula jeednaa oo aan soo qaadanaa Saadaasha uu bixiyo maalin kasta falanqeeyaha caanka ah ee u shaqeeyo BBC-da  Mark Lawro oo aad sawirkiisa hoos ka arki karto.

_75452953_lawrenson-464-long-2

Falanqeeynahaan ayaa saadaashiisa 95% ku guuleysto, haddaba aan maanta aragto saadaashiisa iyo sida ay noqoto:

Kulamada Koobka Aduunka caawo la cayaari doono:

Group B:

7:00 fiidnimo Australia vs Spain Live Super Sport 5

7:00 fiidnimo Netherlands vs Chile Live Super Sport 3

Group A:

10:00 habeenimo Cameroon vs Brazil Live Super Sport 3

10:00 habeenimo Croatia vs Mexico Live Super Sport 5

 

Saadaasha uu bixiyey Falanqeeye Mark Lowro:

Netherlands 1-1 Chile

Australia 1-2 Spain

Cameroon 0-2 Brazil

Croatia 1-1 Mexico

Haddaba akhriste adigana fikradaada kasoo dhiibo cidda caawa ay guusha raaceyso.

Close