waxaa caawa la cayaari doonaa kulamadii ugu dambeeyey ee isrebereebka Koobka Adduunka, iyadoo xulalka qaar ay xaqiijin doonaan usoo bixitaankooda Koobka adduunka ee Brazil, Halka Kuwa kalana ay isaga hari doonaan, waxaana xusid mudan in sidoo kale xulalka qaar ay aadi doonaan Play Off, haadaba waxaa kuwaan kulamada la cayaari doono
Kulamada Isreeb reebka koobka aduunka ee habeen dambe la cayaari doono qaarada Yurub…
Group A
9:30 fiidnimo Serbia Vs FYR Macedonia
10:00 habeenimo Belgium Vs Wales Live Aljazeera Sport +3
10:00 habeenimo Scotland Vs Croatia
Group B
9:15 fiidnimo Bulgaria Vs Czech Republic
9:15 fiidnimo Denmark Vs Malta
9:45 fiidnimo Italy Vs Armenia Live Aljazeera Sport +1
Group C
9:45 fiidnimo Faroe Islands Vs Austria
9:45 fiidnimo Ireland Vs Kazakhstan
9:45 fiidnimo Sweden Vs Germany Live Super Sport 5
Group D
9:00 fiidnimo Hungary Vs Andorra
9:00 fiidnimo Romania Vs Estonia
9:00 fiidnimo Turkey Vs Netherlands Live Aljazeera Sport +6
Group E
7:00 fidnimo Cyprus Vs Albania
9:00 fiidnimo Norway Vs Iceland
9:00 fiidnimo Switzerland Vs Slovenia
Group F
8:00 fiidnimo Azerbaijan Vs Russia Live Super Sport 6
8:00 fiidnimo Israel Vs N.Ireland
8:00 fiidnimo Portugal Vs Luxembourg Live Super Sport 4
Group G
8:00 fiidnimo Greece Vs Liechtenstein
8:00 fiidnimo Lithuania Vs Bosnia-Herzegovina
9:10 fiidnimo Latvia Vs Slovakia
Group H
10:00 habeenimo England Vs Poland Live Super Sport 3
10:00 habeenimo Montenegro Vs Moldova Live Aljazeera Sport +4
10:00 habeenimo San Marino Vs Ukraine
Group I
10:00 habeenimo France Vs Finland Live Aljazeera Sport +2
10:00 habeenimo Spain Vs Georgia Live Super Sport 6
Kulan ka tirsan Isreeb reebka qaarada Afrika ama Play-Off:
7:00 fiidnimo Ghana Vs Egypt Live Super Sport 3
Kulamada Isreeb reebka koobka aduunka Koonfur Ameerka laga cayaari doono…
02:30 habeenimo xili dambe Chile Vs Ecuador Live Super Sport 6
02:30 habeenimo xili dambe Paraguay Vs Colombia Live Super Sport 3
02:30 habeenimo xili dambe Uruguay Vs Argentina Live Super Sport 5
05:15 subaxnimo Peru Vs Bolivia Live Super Sport 3
Kulamada Isreeb reebka koobka aduunka ee Waqooyiga Ameerika laga cayaari doono…
04:30 subaxnimo Costa Rica Vs Mexico
04:30 subaxnimo Jamaica Vs Honduras
04:30 subaxnimo Panama Vs USA
Cayaaraha saaxiibtinimo ee xulalka aduunka cayaari doonaan habeen dambe…
1:00 duhurnimo Kyrgyzstan Vs Tajikistan
1:00 duhurnimo Philippines Vs Pakistan
1:00 duhurnimo Trinidad/Tobago Vs New Zealand
1:00 duhurnimo Uganda Vs Rwanda
2:00 duhurnimo South Korea Vs Mali
2:45 duhurnimo Brazil Vs Zambia Live Super Sport 3
3:15 galabnimo Belarus Vs Japan
10:00 habeenimo Canada Vs Australia