Home » Europe » Europe League » Kulamada Europa League wareegiisa 32-aad lugtiisa labaad ee caawo la cayaari doono:

Kulamada Europa League wareegiisa 32-aad lugtiisa labaad ee caawo la cayaari doono:


Europa League

Waxaa caawo la cayaari doonaa lugta labaad ee kulamada wareega 32-aad tartanka Europa League waxaana xusid mudan in caawo in lagu kala bixi doono wareegan sidaa darteed 16-naadi ayaa wareega kale u gudbi doonaan halka 16-naadi ay gurgooda aadi doonaan sidaa darteed hoos kaga bogo kulamaa xiisaha badan ee caawo la cayaari doono iyo meelaha aad ka daawan kartid:

8:00 fiidnimo Rubin Kazan ? – ?   Real Betis

9:00 fiidnimo Basel ? – ? Maccabi Tel Aviv

9:00 fiidnimo Eintracht Frankfurt ? – ? FC Porto Live Super Sport 5

9:00 fiidnimo PFC Ludogorets Razgrad ? – ? Lazio

9:00 fiidnimo SSC Napoli ? – ? Swansea City Live Super Sport 3 ama Live  beIN SPORTS 3

9:00 fiidnimo Salzburg ? – ? Ajax Live Super Sport 7

9:00 fiidnimo Sevilla ? – ? Maribor

9:00 fiidnimo Shakhtar Donetsk ? – ? Viktoria Plzen

11:05 habeenimo AZ Alkmaar ? – ? Liberec

11:05 habeenimo Benfica ? – ? PAOK Live Super Sport 7

11:05 habeenimo Fiorentina ? – ?  Esbjerg fB

11:05 habeenimo Genk ? – ? Anzhi Makhachkala

11:05 habeenimo Lyon ? – ? Chornomorets O.

11:05 habeenimo Tottenham Hotspur ? – ? Dnipro Live Super Sport 5

11:05 habeenimo Trabzonspor ? – ? Juventus Live Super Sport 3

11:05 habeenimo Valencia ? – ? Dynamo Kyiv


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close