waxaa caawa la cayaarayo kulamo badan oo isug jira kulamo saaxiibtinimo iyo koobka super cup-ka Germany, sidaas darteed waxaan idiin soo gudbineynaa kulamadaas, saacadda geeska Africa iyo meelaha aad ka daawan karto waana sida hoos ku qoran:
Super Cup-ka Jarmalka Oo Caawo Fiidkii La Cayaari Doono:
7:00 fiidnimo Borussia Dortmund Vs Bayern Munich Live Super Sport 3
Kulamada saaxiibtinimo oo ay kooxaha aduunka maanta cayaari doonaan:
7:00 fiidnimo Celta Vigo Vs Deportivo La Coruna
7:00 fiidnimo Levante Vs Elche
9:30 fiidnimo Olympiakos Vs Athletic Bilbao
10:00 habeenimo Albacete Vs Almeria
10:00 habeenimo Mallorca Vs Getafe
4 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Kulamada Caawa La Cayaarayo, Saacadda Geeska Africa Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto