Arsenal waxay ka mid tahay kooxaha loo sadaalinaayo inay hantaan Premiership-ka Engalnd xili cayaareedka 2014/15 oo si rasmi ah u bilaaban doono bartamaha bisha August sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa kulamada ay xili cayaareedka cusub Gunners-ka ugu diyaar garoobi doonto, fadlan hoos kaga bogo kulamada saaxiibtinimo oo ay Arsenal cayaari doonto sidoo kalena kooxdan sida lagu yaqaan Emirats Cup ayay dhigi doontaa:
July 19 Boreham Wood Vs Arsenal (Meadow Park)
26 July New York Red Bulls Vs Arsenal, New Jersey, USA
Emirates Cup
2 August Arsenal Vs Benfica Emirates Stadium
3 August Arsenal Vs Monaco, Emirates Stadium
Community Shield
10 August Arsenal Vs Manchester City Wembley Stadium
Profile