Home » Horyaalada » La liga » Kooxda Barcelona Oo Iska Fasixi Doonta Todoba Xidig Iyadoo Ku Dooneysa Lacag Qaali Ah

Kooxda Barcelona Oo Iska Fasixi Doonta Todoba Xidig Iyadoo Ku Dooneysa Lacag Qaali Ah


Song

Barcelona hurdada ayay ka kacday waxayna dooneysaa inay xagaagan suuqa Yurub wacdaro ka dhigto madaama macalin Luis Enrique uu hogaankan la wareegay tababarahan dhalinta yar ayaa qorshihiisa shaaca ka qaaday wuxuuna sheegay inuusan wax cayaaryahan ah lasoo saxiixan doonin ilaa inta laga kala shaandheynayo xidigaha haatan garoonka Camp Nou ku sugan sidaa darteed tababare Enrique iyo maamulka kooxdan waxay albaabka ka diri doonaan uu yaraan 7-cayaaryahan oo magac ku leh gudaha Barcelona, waxayna kooxdan dooneysaa inay iibka xidigahan ka hesho ugu yaraan £108m kadibna ay lacagtaas kusoo dukaameesato, fadlan hoos kaga bogo xidigaha Barcelona ay iibin doonto iyo mid walbo lacagta uu suuqa Yurub ka goyn karo:

Cristian Tello: waxaa lagu heli karaa £8m

Alexis Sanchez: waxaa lagu heli karaa £18m

Alex Song: waxaa lagu heli karaa £12m

Pedro: waxaa lagu heli karaa £12m

Dani Alves: waxaa lagu heli karaa £16m

Cesc Fabregas: waxaa lagu heli karaa £25m

Javier Mascherano: waxaa lagu heli karaa £9m

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


3 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Kooxda Barcelona Oo Iska Fasixi Doonta Todoba Xidig Iyadoo Ku Dooneysa Lacag Qaali Ah

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 21, 2014 at 8:15 AM

    Pedro 120m miyaa mise 20unbaa ka wadiin Alex sanjez unbaa iga anfici lahaa maadaama kooxda aay raadinayso bedelka sturedge

    • Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO" Reply

      May 21, 2014 at 8:39 AM

      Thanks C Kaariin Qalinle: 12 Million

  2. XUDEYFa SYL Reply

    May 21, 2014 at 9:03 AM

    Ww maschrano pedro and alex snches 3 aya anfici laha livrpol xita crstan tello wa mcjiso yar viva famly of YNWA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close